Badhan waa magaalo aad u qurux badan kuna taal dhul baaxay aad u wayn leh iyadoo rajo weyn ka qabta in ay haysato space ay ku fidi karto kuna noqon karto caasimadaha ugu waa wayn caalamka.
waxay leedahay dhir aad u badan oo kala qariyey magaalada waxaa kaloo ka agdhaw togag iyo buuro badan oo ka mid ah bilicda qurxoon ay dadku u bogaan markay gaaran meeshaas